DAAWO: Orgay mucjiso ah oo ku dhashay hal il iyo hal dheg dalka India

DAAWO: Orgay mucjiso ah oo ku dhashay hal il iyo hal dheg dalka India

daajis.com:- Magaalo ku taal waqooyiga dalka India oo lagu magacaabo Assam ayaa waxaa ku dhashay orgay mucjiso ah, kaasoo ka duwan riyaha kale ee caadiga ah.

Orgaygaan ayaa leh kaliya hal il iyo hal dheg, waxayna qeyb ka tahay mucjisooyinka rabbi ee u baahan in lagu cibro qaato.

Ogaygaan ayaa waxaa mataan la ah waxar taasoo caadi ah. dadka magaalada Assam ayaa usoo daawasho tegay, halka saxaafadda caalamka ay si weyn ugu hadleen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada