Daawo: Roobab Xoogan oo Xalay ilaa Saaka Muqdisho ka Da,ay iyo Khasaare kala duwan oo ka dhashay

Daawo: Roobab Xoogan oo Xalay ilaa Saaka Muqdisho ka Da,ay iyo Khasaare kala duwan oo ka dhashay

daajis.com:- Roobab culus ayaa lagu soo warramaya inay shalay iyo xalay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, khasaarena ay ka dhasheen.


Magaalada Muqdishu ayaa ka mid ah magaalooyinka ay haleeleen roobabka culus, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in khasaare nafeed jiro kadib roobabka da’ay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada