DAAWO Video: C.wali Gaas oo si Adag uga hadlay Dulmiga lagu hayo Beelaha Gabooye iyo Balanqaad uu sameeyay

DAAWO Video: C.wali Gaas oo si Adag uga hadlay Dulmiga lagu hayo Beelaha Gabooye iyo Balanqaad uu sameeyay

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay Dulmiga Lagu hayo Beelaha Gabooyaha,  Wuxuuna sheegay inay qayb ka tahay Inkaarta Soomaalida ku dhacday.


Wuxuu sheegay in dhowaan uu booqday deegaan ay degaan, oo dadkii isaga la socday Qaar kamid ah ay diideen inay Cabaan Caano Halkaasi yaaley, Wuxuuna sheegay inuu isagu Halkaasi ka cabey Caanihii ugu wacnaa.

Gaas ayaa sidoo kale wuxuu Xusay kuwa sheegana Beelaha Tunka wayn dhibaatada ka dhex jirtay, Wuxuuna daboolka ka qaaday in Door muhiim ah ay siin doonaan Beelahaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada