Daawo: Wariye caan ah oo Sharafta ka Qaaday Qabiilka iyo Qabyaalada kuna Sifeeyay Geed iyo Dheecaankiisa

Daawo: Wariye caan ah oo Sharafta ka Qaaday Qabiilka iyo Qabyaalada kuna Sifeeyay Geed iyo Dheecaankiisa

daajis.com:- Wariye ayaanle Xuseen Cabdi ayaa siwayn uga hadlay Qabyaalada iyo Qabiilka wuxuuna sheegay inay yihiin GEED IYO DHEECAANKIISA, Marka loo eego sida ay Soomaalidu ugu dhaqanto,  Wuxuuna kasoo Horjeestay dadka Kala saara Labadaasi.


Hadaba wuxuu Tusaalle usoo qaatay arimo la yaab leh oo ay Soomaalidu u adeegsato Qabiilka, Iyadoo iska dhigaysa inay ka madhan tahay Qabyaalad, Wuxuuna ugu danbayntii soo Jeediyey in la isku Tuuro Qabiilka iyo Qaybaalada oo laga qaato Intii alle Jideeyay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada