Daawo: Xasan Sheekh “Soomaliya way Dhaqaaqday, Dad Carqalad Wada Iyo Xildhibaano ma celin karaan” (Waraysi)

Daawo: Xasan Sheekh “Soomaliya way Dhaqaaqday, Dad Carqalad Wada Iyo Xildhibaano ma celin karaan” (Waraysi)

daajis.com:- Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay Xubno ka tirsan Baarlamaanka oo dhowaan ku shiray magaalada Nairobi, Kuwaasi oo Bulshada Soomaaliyeed ay u bixisay Dib u socod.


Xasan ayaa wuxuu Sheegay inaan Loo baahnayn Dhaqanka Noocaasi ah, Wuxuuna tilmaamay Inay Soomaaliya Horey u socoto, Islamarkaana aysan Dib u celin karin Xubno Qaswadeyaal ah oo dano gaar ah Fiirsanaya “Soomaaliya way Dhaqaaqday Horay ayay u socotaa, dad aad u Tiro yar oo Carqalad wadaa ma celin karaan, Waajibka saaran Xildhibanadu haku Mashquulaan , yasan ku Noqon Wado Shalay lagu Habaabay.”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada