Maamulka Somaliland oo Xabsiga kasii daayey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon

Maamulka Somaliland oo Xabsiga kasii daayey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon

daajis.com:- War goordhaweyd nasoo gaadhay  ayaa sheegaya in lasii daayey Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo Xabsi ku yaalla Hargeysa ku jiray dhowrkii bil ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo ayaa waxa la sheegay in Cafis uu siiyey Wariyaha lana sii daayey.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Siilaanyo oo aan nuqul ka mid ah helnay ayaa waxa ay muujineysaa sii deynta Maxbuuskaasi.

Waxa uu ku Xukunaa C/maalik Coldoon Labo Sano oo Xabsi ah kadib Qaranimada Soomaaliland oo lagu Eedeeyey inuu ku Xad gudbay.

Wariye Coldoon ayaa ka mid ah Saxafiyiinta ugu saameynta badnaa dhinaca Samafalka Soomaaliya isagoo caawiyey Dad badan oo tabaaleysan.
Maamulka Soomaaliland ayaa Wariye Cabdimaalik  sheegay in ay u haysteen Tageero uu u fidiyey madaxweyne Farmaajo markii Muqdisho lagu doortay bilowgii sanadkan,walow mar kale maxakadda Magaalada Hargeysa sheegtay in loo haystay arrimo ka duwan kuwaas.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada