MUUQAAL: Darawalkii Jen. Gaafow ee Dilka Gaystay oo Lasoo Bandhigay Iyo Codsi yaab leh oo uu Jeediyey

MUUQAAL: Darawalkii Jen. Gaafow ee Dilka Gaystay oo Lasoo Bandhigay Iyo Codsi yaab leh oo uu Jeediyey

daajis.com:- Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Faarax Cali Nuur Xayle  oo ahaa Darawalkii Jen. Gaafow ee dilay  alle ha Naxariistee  Agaasimihii Maamulka Maxakmada Sare  Mursal Cumar Cismaan  oo kasoo jeeday magaalada Burco.


Gacan ku dhiiglaha ku eedaysan dilkan Faarax Cali Nuur Xayle  ayaa sheegay  inuu Gaystay Dilkaasi, Islamarkaana Wuxuu ka codsaday Ehelada Marxuumkaasi inay Cafiyaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada