MUUQAAL: Khudbadii Shariif Xasan ee Xafladii London “Anagu Midnimo ayaan Ku wada Soconaa, Isqab-qabsi daaya”

MUUQAAL: Khudbadii Shariif Xasan ee Xafladii London “Anagu Midnimo ayaan Ku wada Soconaa, Isqab-qabsi daaya”

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Khudbad kasoo jeediyey Xafladii London loogu Qabtay Wafdiga Madawayne Farmaajo.

“Waxii hadal la oran lahaa madaxweynaha ayaa oranaya oo dadkaan la hadlaya, anagu midnimo ayaan u wada socona wixii lasoo maray waa lasoo wada maray maantana halkana la joogaa.

hadii aan madax maamul goboleednahay , shacab nahay , qurbo joognahay yar iyo weyn waa in aan la wada shaqeyno Madaxweyanaha, hadii aanan la shaqeyn wax ma qaban karo.


si aan u helno karaamadeenii sharafteenii iyo dowladdnimadeeni aan halmeel kuwada wadno isqabqabsi iyo waxaasi waa laga soo gudbay, idinkuna muujiya walaal nimo iyo midnimo , qabiilka iska dhaafa.”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada