MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Sawirkiisa ka dejiyey Villa Somalia kuna Bedelay Sawirka Aadan Cadde

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Sawirkiisa ka dejiyey Villa Somalia kuna Bedelay Sawirka Aadan Cadde

daajis.com:-  Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo duubay Fariin Qiimo badan oo uu kaga hadlayo in xafiiskiisa uu surtay sawirka Allah ha unaxariistee madaxweyne hore Marxum Aadan Cabdulle Cismaan, isagoo ka Dejiyey Sawirkiisa.


Madaxweynaha ayaa  sheegay in arintan uu sameeyay ay uga dhigan tahay inuu ku daydo madaxweyne hore Aadan Cadde “Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” Ayuu yidhi Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada