Muuqaal qosol badan oo laga sameeyay Pope-ka gaalada iyo Donald Trump: VIDEO

Muuqaal qosol badan oo laga sameeyay Pope-ka gaalada iyo Donald Trump: VIDEO

daajis.com:- Kullankii Khamiista ku dhex maray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga Baadariga ugu sareeya kaniisadda Catholic-ga, Pope Francis iyo madaxweyne Donald Trump ayaa laga sameeyay muuqaal aad u qosol badan, kaasoo lagu saleeyay hab dhaqanka Trump iyo marwadiisa oo mar walba isku dhib qaba, xagga gacan qabsashada oo Trump jecel sida lagu ogaaday booqashooyinkii ay ku tageen Sacuudiga iyo Israel.

Melania Trump ayaa iska filqeysay gacanta odaygeeda intii lagu guda jiray booqashadii Sacuudiga iyo Tel Aviv, taasoo si weyn ugu hadleen saxaafadda caalamka, waxaana muuqaalkaan baaderiga iyo Trump laga soo qaatay muuqaaladaasi sida uu u jecel yahay Trump ama dhaqan ka dhigtay inuu faraha qabto xaaskiisa.


MUUQAALKA AADKA LOOGA QOSLAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada