MUUQAAL: Sooraan oo Mahad-naq iyo Amaan Balaadhan u jeediyey Puntland iyo Dawlad degaanka Somalida Itoobiya

MUUQAAL: Sooraan oo Mahad-naq iyo Amaan Balaadhan u jeediyey Puntland iyo Dawlad degaanka Somalida Itoobiya

daajis.com:- Jilaaga Soomaaliyeed ee SOORAAN ayaa Bogaadin iyo Hanbalyo u diray Madaxwayneyaasha Puntland iyo DDSI isagoo uga Mahad celiyey Puntland sidii ay usoo dhoweeyeen Shacabka kasoo jeeda dhinaca Somaliland ee Abaartu Saamaysay.


“Waa Soomaalinimada, waa dadnimada, waa Dawladnimada Puntland, Waa mid aanu Abaalkeeda gudi doono mida ay yeeleen, Waana Gobanimo aan Weligeed la Ilaawi karin “

Dhinaca kale wuxuu Hanbalyo iyo Duco u diray Madaxwaynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo isuguna Xiligii Abaarta Door wayn ka qaatay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada