MUUQAAL: Yuusuf Garaad oo sharaxay Guulaha DF-Soomaliya uga soo baxay Safaradii Sucuudiga iyo Qadar

MUUQAAL: Yuusuf Garaad oo sharaxay Guulaha DF-Soomaliya uga soo baxay Safaradii Sucuudiga iyo Qadar

daajis.com:-Dowladaha Sucuudiga iyo Qatar oo mashaariic horminarineed ka fulinaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya keddib booqashadii uu ku tagay Madaxweynaha. Waxaa kale oo ay gacan ka geysanayaan kabidda miisaaniyadda dowladda iyo dhismaha ciidamada qalabka sida.


Waxaa kale oo uu Madaxweynahu booqday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, isaga oo uga mahadceliyay kaalintii ay ku lahaayeen dowlad dhisidda iyo nabadeynta Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada