Qiso Dhab ah: Gabadh iyo Hooyadeed Wixii dhexmaray “Caruurtaada Salaada ma ku kari wayday ? (Daawo Muuqaal)

Qiso Dhab ah: Gabadh iyo Hooyadeed Wixii dhexmaray “Caruurtaada Salaada ma ku kari wayday ? (Daawo Muuqaal)

daajis.com:- Salaada oo aanay caruurtu tukanin waa mushkilad ku wayn waalid kasta oo muslim ah. Waxaan halkan idiinku soo gudbin sheeko dhab ah oo dhex martay hooyo gabadheedii ugu taag wayday salaada iyo hooyo kale oo ay aad ugu fududaatay in ay caruurteeda u fududaato tukashada Salaadu.


Talooyinkaa ay is waydaarsadeen iyo sidii ay mushkiladaas u xaliyeen halkan hoose ka daawo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada