Saacadihii ugu dambeeyey ee noloshii wasiir Abas Siraji iyo wixii uu qabtay

Saacadihii ugu dambeeyey ee noloshii wasiir Abas Siraji iyo wixii uu qabtay

daajis.com:- Wasiirkii Wasaaradda howlaha guud ee xukuumadda Kheyre ayaa geeriyooday markii ay rasaas ku fureyn ciidamada Dowladda, gaar ahaan kuwa ka tirsan ilaalada Hanti dhawraha qaranka.

Allaha u naxariistee Cabaas Siraaji ayaa ahaa Wasiirkii ugu da’da yaraa ee Xukuumadda Soomaaliya, waxaa uu sidoo kale ka mid ahaa dhalinyaradii ku soo biirtay Baarlamaanka Federaalka.
Haddaba waxana idiin soo gudbineynaa waxyaabihi ugu dambeeyey ee uu qabtay kuwaas oo uu soo dhigay barihiisa bulshada sida Twitterka iyo Facebook oo ay ugu dambeysay warbixin uu Twitterka soo dhigay 6 Saac ka hor dhimashadiisa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada