Daawo: Deegaanka Geed-Xamarka Carruur Goob dayacan Quraanka ku Baranaya iyo Baaq ku socda Muxsiniinta

Daawo: Deegaanka Geed-Xamarka Carruur Goob dayacan Quraanka ku Baranaya iyo Baaq ku socda Muxsiniinta

daajis.com:- Xili Tivga Somali News Tv Uu Booqday Deganka Geedxamarka Ee Gobolka Cayn Ayaan Waxaan Kula Kunay Caruur Dhalaana Oo Quraanka Alle Kubaranaya Geed Baqo Lagu Hoos Xidhay Culima Awdiinaka Widhwidh Ayaa Waxay baaq Udireen Umada Muxsiniinta Ah Ee Samaha Jecel Oo Ay Kacodsadeen In Ay Kasoo Qayb Qaatan Dhismaha


Quraanka Ilahay Oo Ah Kalaamka Alle Ayaa Isaga Barashadiisa Waxaa Intabadan Lagudhigtaa Goobo Dayaca Oo Aad Naxayso Marka Aad Dhulka Marto Inaguna Waxa Aynu Kujirnaa Guryo Qurux Badan Hadalkii Allena Waxa Uu Yahay Mid Dayacan

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada