Daawo: Saleebaan Gaal oo si yaab leh uga hadlay Xanuunka Shuban Biyoodka ‘inta Cudurku jiro doorasho gali mayno’

Daawo: Saleebaan Gaal oo si yaab leh uga hadlay Xanuunka Shuban Biyoodka ‘inta Cudurku jiro doorasho gali mayno’

daajis.com:-  Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Soomaaliland Saleebaan Gaal ayaa si yaab leh uga hadlay Xanuunka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay magaalada Burco.

Saleebaan Gaal ayaa sheegay maanta mar uu saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa in aysan wax doorasha ah dhici doonin hadii uu sii socdo xanuunka Shuban Biyoodku.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada