DAAWO SAWIRRO: Kooxda Shabaab oo soo bandhigay Muuqaaladda Xasuuqii ay ka geysteen Af-Urur

DAAWO SAWIRRO: Kooxda Shabaab oo soo bandhigay Muuqaaladda Xasuuqii ay ka geysteen Af-Urur

daajis.com:- Dagaalkii ka dhacay deegaanka Af URUR ee gobolka Bari ayaa lagu laayay askar badan oo P/Land ah iyo dad shacab ah.

Todobaad kadib dagaalkaas, Kooxda AlShabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada dagaalkaas oo dhacay 8-dii Jube 2017.

Sida lagu arki karo sawirdan ay baahisay Shabaab waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.

Si kastaba, Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.
Maamulka P.Land ayaa dhankooda sheegay in ku dhawaad 25 askar Shabaab ah ay dagaalkaas ku dileen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada