Daawo Video: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Jubaland oo aan waxba u reebin Axmed Madoobe

Daawo Video: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Jubaland oo aan waxba u reebin Axmed Madoobe

daajis.com:- Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubaland oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka shifay sir badan oo u qarsooneyd Madaxweynaha maamulkaas Axmed Madoobe.


Xildhibaanka aya sheegay in uu Axmed Madoobe ku tuntay isla markaana uu si cad u jabiyey Dastuurka iyo Hanaanka sharciga isla markaana uusan wax tixgalin ah siin sareynta sharciga,

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada