MUUQAAL: Qisadii Ninkii Walaalkii ku yidhi Allaah Janada kuma galin doono

MUUQAAL: Qisadii Ninkii Walaalkii ku yidhi Allaah Janada kuma galin doono

daajis.com:- In uu qofku wax aanu garanyn ku hadlaa waa danbi laga yaabo in uu mararka qaarkood sabab u noqdo in uu qofku naarta galo. Qisada maantu ee qisooyinka uu nabigu (csw) ka sheekeeyay waxa ay hadlaysaa laba nin oo uu midi inkasta oo uu cibaado badnaa uu hadana saaxiibkiis uu ku yidhi hadal u horseeday in uu Allah naarta galiyo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada