MUUQAAL: Xildhibaanada Soomaaliya oo Taageeray Xukuumada Madaxwayne Farmaajo kana waramay waxay qabatay

MUUQAAL: Xildhibaanada Soomaaliya oo Taageeray Xukuumada Madaxwayne Farmaajo kana waramay waxay qabatay

daajis.com:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulan yeeshay magaalada Muqdisho ayaa Taageeray Waxqabadka Dawaladda Soomaaliya Boqolkii Maalmood ee lasoo dhafay, Waxaynaka ka warbixiyeyeen waxyaabaha ay dawlada Qabatay.


Xukuumada oo kor u qaaday dhaqaalaha iyo Dakhliga dawladda iyo Wadashaqaynta DFS ee maamulada iyo Shacabka,   Mushahaarka Xildhibaanada iyo Shaqaalaha dawlada oo la wada bixiyey Wakhtigooda,  Shaqaalaha Dawlada oo ilaaliya Saacadaha Wakhtiga oo Dareemay inay Qarankooda u Shaqaynaya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada