DHEGAYSO: Mareykanka oo ka Hadlay Howlgal ka dhacay Gaalkacyo iyo Nin Deganaa Maraykanka oo Lagu Qabtay

DHEGAYSO: Mareykanka oo ka Hadlay Howlgal ka dhacay Gaalkacyo iyo Nin Deganaa Maraykanka oo Lagu Qabtay

daajis.com:- Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in howl-gal wada jir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah lagu soo qabtay nin lagu tuhmaayo in uu ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kaas oo ay AFRICOM ku sheegeen in uu ahaa fududeeye Shabaabka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.


Ninka la xirey oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen Tahliil, ayaa laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, waxana uu hore u deganaa dalkan Mareykanka. Wariyaha VOA  Jamaal Axmed Cisman, ayaa warbixintan isku soo duba ridey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada