MUUQAAL Dhamaystiran: Madaxwayne Farmaajo Iyo Booqashadii Jaamacadda Umadda oo laga saaray Ciidankii Brundi

MUUQAAL Dhamaystiran: Madaxwayne Farmaajo Iyo Booqashadii Jaamacadda Umadda oo laga saaray Ciidankii Brundi

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta.


“Waxaan maanta dib u hawl galinnay Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Umadda oo 10kii sano ee u dambeysay xero u ahayd Ciidamada Burundi ee ka tirsan hawlgalka AMISOM.

Dowladdu waxay ballan qaadeysaa in ay kordhiso miisaaniyadda Jaamacadda si loo ballaariyo adeega waxbarasho ee ay bixiso.

Shacabkana waxaan ugu baaqayaa in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Jaamacadda si carruurteenna aan ugu diyaarino mustaqbal iftiimaya.” Ayuu yidhi Madaxwayne Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada