Muuqaal: Khudbadii R/wasaare Khayre uu ka jeediyey Barnaamijka Taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Muuqaal: Khudbadii R/wasaare Khayre uu ka jeediyey Barnaamijka Taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

daajis.com:- R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasal Cali Khayre ayaa Khudbad Cajiib ah wuxuu ka jeediyey  Barnaamijka Lagu Daah Furayey Taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo Xalay lagu qabtay Muqdisho.


Khayre ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in la garwaaqsado in Soomaaliya ay Xiligan u socoto Dariiqii ugu wanaagsanaa ee ay ku Barwaaqoobi lahayd, Wuxuuna Xusay inaan dib loo Noqon doonin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada