MUUQAAL: Shacabka Hargeysa oo ka Horyimid Kaniisad laga furay “Walaahi Ictiraaf Lagu Heli maayo, Allaa Bixiya”

MUUQAAL: Shacabka Hargeysa oo ka Horyimid Kaniisad laga furay “Walaahi Ictiraaf Lagu Heli maayo, Allaa Bixiya”

daajis.com:- Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si balaadhan uga soo Horjeestay Kaniisad dhowaan la sheegay in laga Furay magaalada Hargeisa, Iyadoona uu maamulka Somaliland ka gaabsaday inuu ka hadlo Arintaasi.


Waxay sheegeen inay tahay Arin Halis ah, oo maanta hadii la Furo ay Berito imaan doonaan Kuwii dadka Alle ka Fogayn lahaa, iyagoo ka Faa’iidaysan doona dadka Duruufi Hayso.

“Wallaahi inaysan Ictiraaf Helayn,  War Ilaahaybaa Ictiraafka Bixiya, ee Bini’aadam ma Bixiyo, Diin aan Ilaah lahayn Laguma Dawakho,  Dadkuna Islaam weeye Markii hore Qabyaalad ayaa haysatay, Sixir barar ayaa raacay, Maantana Diintoodii ayaa la Cunay”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada