MUUQAALKA: Shiikh Nuur Baaruud oo ku Dhaartay inay Guryaha ugu gelayaan Xildhibaanadii Mooshin keena

MUUQAALKA: Shiikh Nuur Baaruud oo ku Dhaartay inay Guryaha ugu gelayaan Xildhibaanadii Mooshin keena

daajis.com:- Sheekh Nuur Baaruud oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho oo Xalay ka qayb Galay Barnaamijka Taageerada Ciidanka Qalabka Sida ayaa sheegay inaan Soomaaliya Diyaar u ahayn Mar danbe in Dib loogu Celiyo Mooshin iyo Muran Siyaasadeed.


“Diyaar uma Nihin Mooshin Danbe, Mooshinku markuu Maslaxad Soomaaliyeed waanu soo dhowaynaynaa, Laakiin Markuu yahay Mid lagu Rabo Laaluush oo Qaranka lagu duminayo ma yeeli doono.” ayuu yidhi.

Wuxuu wacad ku maray in Shacabku ay Guryaha ugu daadan doonaan Xildhibaanada isku daya inay Xukuumada Hor istaagaan Iyagoo Danno gaar ah eegaya “Alle magaciisa ayaan ku dhaaranayaa Anigoo shacabka ka mid ah, Cidii danbe ee Qaranka Lugta Qabta waxaanu ugu Gelaynaa meelaha ay Joogaan, Ma ila Qaadateen “HAA ” Sow balan Maaha “HAA”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada