DAAWO WAREYSI KULUL: Miyay Madaxda DFS ka dambeeyeen in Askarigii dilay Wasiir Siraaji la toogto?

DAAWO WAREYSI KULUL: Miyay Madaxda DFS ka dambeeyeen in Askarigii dilay Wasiir Siraaji la toogto?

daajis.com:- Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka ayaa xukun dil ah ku riday askarigii dilay Wasiirkii Cabaas Cabdulahi Siraaji.

Xukunkan dilka ah ayaa yimid kadib markii askarigu  qirtay dhamaan eedeymihii loo soo jeediyay.

Dad badan ayaa maxkamadda ku eedeeyay ineysan si cadaalad ah ugaarin go’aankan ayna jirto gacan sedexaad oo dabada ka riiseysa in askarigan la dilo.

Gudoomiyaha maxkamadda darajadda koobaad ee ciidamada qalabka sida Jeneraal Liibaan Cali Yarow ayaa beeniyay in madaxda DFS ay ka dambeeyeen in kiiskan dil toogasho ah laga dhigo.

Sidoo kale, su’aalo adag ayaa gudoomiyaha laga weydiiyay sababaha keenay in xiliyada qaar ay maxkamadu dadajiso kiisaska taas oo keenta in si qalad ah dad loo toogto ama loo xakumo.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada