MUUQAAL: Hooyada dhashay Wasiir Cabaas Siraaji oo ka hadashay dilka Lagu Xukumay Askarigii dilay

MUUQAAL: Hooyada dhashay Wasiir Cabaas Siraaji oo ka hadashay dilka Lagu Xukumay Askarigii dilay

daajis.com:-  Xaliimo Salaad Fiile oo ah hooyada dhashay Wasiirkii howlaha guud ee dowladda Soomaaliya Allaha u naxariiste Cabaas oo lagu dilay Muqdisho, kaasoo ay toogteen ilaalada hanta Dhowrihii hore ee Qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa ka hadashay xukanka ay gaartay Maxkamadda Sare ee dalka.

Maamo Xaliimo oo hadalkeeda uu ka muuqday Murugo farabadan ayaa maxkamadda sare ee dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay ka dhabeyso go’aankii ay ka gaartay Dalbe Caydiid oo ah askarigii dilka u geystay Wasiir Cabaas.

Maamada oo farrin usoo dirtay dowladda ayaa si sharaf leh u codsatay in tiirka la geeyo askariga ka dambeeyey dilka Wiilkeeda oo ay ku sheegtay inuusan cidna dulmin isla markaasna uu u shaqeenayey shacabka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada