Akhri: Amar lagu soo rogay Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia

Akhri: Amar lagu soo rogay Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia

daajis.com:- Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in aysan warbaahinta la hadli karin ogolaansho la’aan, kaddib warqad ka soo baxday Xafiiska Wasaarada Arimaha debebda Soomaaliya.

Warqada oo soo baxday dhamaadkii bishii July ayaa waxaa lagu wargeliyay Safiirada, Ergooyinka, Qunsulada in aanay la hadli karin warbaahinta kala duwan illaa ogolaansho rasmi oo sugan ka heystaan Xarunta Wasaaradda.

Sidoo kale waxaa la faray dhamaan Diblomaasiyiinta ay darajadooda ka hooseyso Danjire, Ergey joogto ama Qunsul waxaa ka mamnuuc ah la hadlida nooc kasta oo Warbaahin.


Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday wasaaradda Arrimaha Dibadda ee uu Hogaamiyo Yuusuf Garad Cumar.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada