MUUQAAL: Madaxwaynaha Galmudug oo ka hadlay Wixii maanta ku Qabsaday Hargeysa, iyo Xiisada Gobolka Mudug

MUUQAAL: Madaxwaynaha Galmudug oo ka hadlay Wixii maanta ku Qabsaday Hargeysa, iyo Xiisada Gobolka Mudug

daajis.com:- Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaadoiyadoo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado, waxaana ka soo qayb galay soo dhaweenta Madaxwaynaha Xubnaha ka Tirsan Labada Gole ee Maamulka Galmudug.


Wuxuu ka hadlay dagaalka ka dhacay Bariga Gobolka Mudug kaasi oo dhexmaray Maleeshiyaad kasoo Jeeda Puntland iyo Galmudug, Wuxuuna sheegay inaan dib loogu Noqon dhibaatooyinkii Hore.

Ugu dambayntii wuxuu sheegay inuu Mudo ku Xanibnaa Garoonka magaalada Hargeisa, Wuxuuna Dawladda Soomaaliya ku eedeeyay inay ka celisay Diyaaradii.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada