MUUQAAL: Puntland oo eedayn dusha uga Tuurtay Somaliland iyo Cali Khaliif

MUUQAAL: Puntland oo eedayn dusha uga Tuurtay Somaliland iyo Cali Khaliif

daajis.com:-  Kadib markii dhowaan maamulka Somaliland iyo Xubno ka tirsan Khaatumo ay soo saaren 10 Qodob oo Ka dhan ah Buuhoodle, Islamarkaana ay eedayn dusha uga Tuureen Puntland iyo Dawladda Soomaaliya, Islamarkaana Garoonka Buuhoodle aysan cidi kasoo degi karin, Ayaa waxaa Arintaasi dhankooda kasoo Jawaabay maamulka Puntland.


C.laahi Maxamed Jaamac Qudhaan-jecel Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in Hawada Madaarka Buuhoodle ay maamusho Puntland, Islamarkaana wuxuu eedayn Dusha uga Tuuray maamulka Somaliland “Cali Khaliif wuxuu ahaa nin horey ugu shaqeeya Somaliland, Hadana Puntland waxay ka digaysaa Shaqaaqooyinka Somaliland iyo Cali Khaliif ka wadaan Gobolka Cayn “ Ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Brothers Group, Published at 02:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Google+ Followers