MUUQAAL: Qaadka Miirooga Kenya oo kasoo degay Garoonka Buuhoodle iyo Meelo kala duwan oo looga sii Qaaday

MUUQAAL: Qaadka Miirooga Kenya oo kasoo degay Garoonka Buuhoodle iyo Meelo kala duwan oo looga sii Qaaday

daajis.com:- Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Ka Degtay Diyaarad Waday Qaadka Miirooga oo Ka soo Duushay Wadanka Kenya Waxaana Diyaaradaasi Qaaka u Waday Qaarkamid ah Ganacsada Qaadka ee Buuhoodle.


Dayib Cabdilaahi oo Kamid ah Ganacsada Qaadka ee Buuhoodle ayaana Warbaahinta uga Waramay Qaadka Maanta Kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle ayaa sheegay in loo Qaadayo  Qaybo ka tirsan Dhulka maamulka soomaalida Itoobiya, Deegaano Hoosyimaada Buuhoodle iyo Qaybo kamid ah Sool.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada