Daawo: XAAF oo Si aan La Filayn uga hadlay Qaraxii Soope, Muxuu ka yidhi FARMAAJO iyo Xaalada Adag ee dalka

Daawo: XAAF oo Si aan La Filayn uga hadlay Qaraxii Soope, Muxuu ka yidhi FARMAAJO iyo Xaalada Adag ee dalka

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in aanay xilligan habooneyn in lagu mashquulo siyaasad iyo arrimo kale, isagoo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.


Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in wax laa xumaado ay aheyd qaraxii 14-kii bishan la soo dhaafay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxaa uu tilmaamay in dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ay waajib ka saaran tahay inay u midoobaan cadawgooda.

Wuxuu Madaxwaynaha Soomaaliya uga mahad celiyey siduu uga Jawaabay Masiibada ka dhacday magaalada Muqdisho, Calanka Hoos loo dhigay, Gurmadka Dawladdu muujisay iyo Dhiiga uu ku deeqay, Wuxuuna ka hadlay Arimo dhowr ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada