MUUQAAL Naxdin Badan Khasaaraha Weerarkii Naasa-Hablood, Goobjooge Sharaxay Wixii dhacay Iyo Bur-burka

MUUQAAL Naxdin Badan Khasaaraha Weerarkii Naasa-Hablood, Goobjooge Sharaxay Wixii dhacay Iyo Bur-burka

daajis.com:- Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Hoteel Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho, Waxaana sidoo kale uu Qaraxu Saameeyay Goobo Gacansi oo ku dhowaa iyo Hotelka Central.


Qaraxyada iyo rasaasta ayaa waxaa ku dhintay mas’uuliyiin uu kamid yahay Xildhibaan hore C/naasir Gaarane iyo Taliyihii Booliska degmada Dayniile Maxamed Yuusuf Fanax oo horay u soo noqday Taliyaha Booliska degmada Yaaqshiid.

Goob jooge ku sugan goobta ayaa sheegay inay dad badan ku Nafwaayeen Qaraxa, Wuxuuna sheegay inay dhimashado gaadhayso ilaa 20-Ruux, Isagoo ka waramay sida wax u dhaceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada