MUUQAAL:Prof. Axmed Samatar iyo Reer Berbera maxaa dhexmaray

MUUQAAL:Prof. Axmed Samatar iyo Reer Berbera maxaa dhexmaray

daajis.com:-  Prof. Axmed Samatar oo mudooyinkii ugu dambeeyay Qayb ka aha ololaha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Cabdi ayaa Hadal u jeediyey Shacabka ku dhaqan magaalada Berbera.


“Waxaad joogtaan Magaaladii Xudunta u ahayd Dhaqaalaha soo socda ee Somaliland,  Halkan Mustaqbal wayn ayaa Yaala,  Balanteenu waa Bisha 13-keeda oo Codka Aad siisaan Muuse Biixi Cabdi.” Ayuu yidhi

Magaalada Berbera ayaa waxay ka mid tahay goobaha ay mudooyinkii ugu dambeeyay ka Jireen Kacdoonada xoogan ee looga soo horjeedo Xisbiga Kulmiye, kaasi oo Xaraashay Kaabayaashii Dhaqaalaha ee Berbera ay caanka ku ahayd.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada