DAAWO: Aamina Dhool oo sheegtay in madaxeeda lagu cunay iyo Universal TV oo iska fogeeyay

DAAWO: Aamina Dhool oo sheegtay in madaxeeda lagu cunay iyo Universal TV oo iska fogeeyay

daajis.com:- Fanaanada Aaamina Dhool oo dhawaanahan Isbitaal jiiftay kadib markii ay kilyuhu fariisteen ayaa ka hadashay gurmadkii dhaqaala uruurinta ahaa ee loo sameeyay.

Aamina dhool ayaa sheegtay in la lunsaday lacago badan oo Madaxeeda looga soo uruuriyay Shacabka Soomaaliyeed.

Universa TV oo lagu eedeyay lunsashada lacagtaas ayaa iska fogeeyay eedeyntaas,waxana sidoo kale madal leyskugu keenay Fanaaniinta Farxiya kabayare oo Universal horey ugu eedeysay arinkan ,Abuukar Mahdi oo Universal ah,Maryan Mursal iyo Aamino dhool oo ka hadlay xaqiiqadu waxa ay tahay.

DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada