DAAWO: Muqdisho oo Horay u socota, Xarun Ganacsi oo Casri ah oo la furay iyo Masuuliyiin ka qayb galay

DAAWO: Muqdisho oo Horay u socota, Xarun Ganacsi oo Casri ah oo la furay iyo Masuuliyiin ka qayb galay

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa Mudooyinkii ugu dambeeyay ka socday Horumar dhinacyo badan Taabanaya, Waxaana Bulshadu ay siwayn ugu Howlan yihiin Dhismaha Goobaha kala duwan ee Ganacsiga, Inkastoo ay meelaha Qaar Dhibaato kasoo gaadho Qaraxyada iyo Weerada Arxanka daran ee Al-shabaab.


Maanta ayaa waxaa magaalada Muqdisho laga Furay Xarun Gacansi oo ka kooban Qaybo kala duwan, Taasi oo lagu magacaabo “DAARTA COLOW ” Waxaana Furitaankeeda ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dawladda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada