MUUQAAL: Somaliland oo Jawaab kulul Ka bixisay Hanjabaadii Kasoo yeedhay P.land iyo Waxa kala Qabsaday

MUUQAAL: Somaliland oo Jawaab kulul Ka bixisay Hanjabaadii Kasoo yeedhay P.land iyo Waxa kala Qabsaday

daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay maamulka Puntland oo sheegay maalintii shalay inaan Gobolada Sool iyo Sanaag aysan ka dhici doonin Doorashooyinka Somaliland.


Gurdoomiyaha Golaha Guurtida SL Saleebaan Maxamuud Aadan oo ka hadlayey Arintaasi ayaa yidhi. “Hadii ay dalka soo weerarto Puntland waanu iska difaacaynaa, Gacmaha kuma Haysano Baruuro,   Awood Puntland oo Somaliland meel ka qabsan karta anigu ma Ogi,  Iyagaa Cirka Caano ku og hadii Ay Colaad rabaan”.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada