DEG DEG Daawo: Xildhibaano ka tirsan DF-Somaliya oo Xilka laga Qaadayo iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Shaaciyey

DEG DEG Daawo: Xildhibaano ka tirsan DF-Somaliya oo Xilka laga Qaadayo iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Shaaciyey

daajis.com:- Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali daahir oo Goordhaweyd Shir jaraaid ku qabtey Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in baadhis lagu sameynayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu tuhmayo Dowlad Dumis.


Xeer ilaaliyaha Guud ayaa Sheegay in Gudoonka Baarlamaanka ay ugudbiyeen Warqad ay kaga dalbanayaan in Xasaanada laga qaado Labada Xildhibaan ee kala ah, Xasan macalin maxamuud iyo Abdi saabir Nuur shuuriye.

Xeer ilaaliyaha Ayaa ku eedeyey Xildhibaanadan in ay Dhaqaalo Dowladda Soomaaliya lagu duminayo kasoo qaateen Dowlado Shisheeye.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada