MUUQAAL: Donald Trump oo Qudus ku sheegay inay tahay Caasimada Israaiil iyo Siduu ugu dhowaaqay Go’aankiisa

MUUQAAL: Donald Trump oo Qudus ku sheegay inay tahay Caasimada Israaiil iyo Siduu ugu dhowaaqay Go’aankiisa

daajis.com:-  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa  ku dhawaaqay in magaalada Qudus uu u aqoonsaday inay tahay Caasimadda Israel.


Hadal uu goor dhow jeediyay ayuu ku sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu horumarinayo hanaanka nabadda ee Bariga Dhexe.

Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu taageerayo xal labo dowladood ah, hadii ay ogolaadaan Israel iyo Falastiiniyiinta.

Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay bilaabi doonto diyaar garowga hanaanka Safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus.

Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Falastiniyiinta ayaa goor sii horeysay ka digay in tallaabadan ay ka dhalan karto cawaaqib xumo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada