MUUQAAL: R/wasaaraha Yuhuuda oo Guul ku sheegay go’aanka Qudus loogu Aqoonsaday Caasimada Israel

MUUQAAL: R/wasaaraha Yuhuuda oo Guul ku sheegay go’aanka Qudus loogu Aqoonsaday Caasimada Israel

daajis.com:-Raysal wasaaraha Yuhuuda Netanyahu  oo Warbaahinta lahadlay ayaa guul ku tilmaamay Go’aanka Maraykanku ugu Aqoonsaday Qudusu Caasimada Israa’iil, Wuxuuna ugu baaqay dalalka Caalamka inay ku daydaan Donald Trump.


Madaxwaynaha Maraykanka ayaa ku dhowaaqay si rasmiya ugu dhowaaqay in dowladiisa ay magaalada barakeysan ee Qudus u aqoonsan doonaan caasimada Israel, isla markaana Safaarada Maraykanka oo hada ku taal Tel Aviv loo rari doono


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada