MUUQAAL: Xildhibaan kasoo goostay Xubnaha Mucaaridka ku ah DF-Somalia oo Banaanka soo dhigay Sir Culus

MUUQAAL: Xildhibaan kasoo goostay Xubnaha Mucaaridka ku ah DF-Somalia oo Banaanka soo dhigay Sir Culus

daajis.com:- Xildhibaan Cabdillahi Maxamed (Shaacir) oo kamid ahaa Xubnaha Mucaaridka ku ah Dawladda ayaa kasoo baxsaday Kooxdaasi, Wuxuuna Banaanka soo dhigay Arimo badan oo Qarsoonaa.


“Waxaan Cadaynayaa maanta inaan dib uga laabtay Mooshin aan Saxeexay Saddex Casho ka hor, kaasi oo aan ku dag-dagay, markaan eegay xaalada dalka iyo Dedaalka uu madaxwaynaha uu ku Jiro, oo la doonayo in la Dhabarjebiyo oo Cadow Gudaha iyo Debedda ah kusoo duulay, waxaan go’aansaday inaan ka baxo Mooshinka” Ayuu yidhi Shaacir.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in Dawladda lasiiyo Fursad ay ku shaqayso, Dalkuna hada uu meel fiican marayo, loona baahan yahay Xasilooni Siyaasadeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada