Daawo: Gaalkacyo oo isku diyaarisay Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan iyo Dareenka Shacabka

Daawo: Gaalkacyo oo isku diyaarisay Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan iyo Dareenka Shacabka

daajis.com:-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa siwayn looga dareemayaa Diyaar-garowga Shacabku ugu Jiraan soo dhowaynta Wafdiga Madaxwayhaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Safar ku maraya Qaybo kamid ah Gobolada dalka.


Madaxwaynaha ayaa Gaalkacyo uga sii gudbi doona deegaanada kale ee maamulka Galmudug, Waxaana la filayaa inuu Booqdo magaaloyinka Dhuuso-mareeb, Caabudwaaq, Cadaado iyo Guriceel.

Safarka madaxwayne Farmaajo ayaa lagu tilmaamay Midkii Nabadda, Sidoo kalana wuxuu wax badan ka badalayaa Sawirka aan Fiicnayn ee laga haystay dalka Soomaaliya, Waxayna shacabka u muujiyeen Taageeradii ugu Balaadhnayd.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada