Daawo Muuqaal: Gabadhii uu Kufsaday Askariga Puntland oo Farxad la ooydey Markay socotay, Kadib Qaliinkii Turkiga

Daawo Muuqaal: Gabadhii uu Kufsaday Askariga Puntland oo Farxad la ooydey Markay socotay, Kadib Qaliinkii Turkiga

daajis.com:- Faaiso Sheekh Maxamed oo ah Gabadhii oo dhowaan Kufsaday Askari ka tirsanaa Ciidanka Puntland, Islamarkaan uu dhaawacay oo Xaalad Caafimaad ugu qaaday Dalka Turkiga ayaa lagu guulaystay Qaliino lagu sameeyay.


Faa’iso oo Markii hore laga Cabsi qabay inaysan Socon doonin, ayaa Hada Lugaheeda ku istaagtay, iyadoona socotay, Taasi oo Farxad gelisay dhamaan dadkii goobta ku sugnaa iyo Kuwa Daawaday Muuqaalkeeda, waxaana siwayn loogu mahad celinayaa Masuuliyiintii isku taagay arintaasi wanaagsan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada