Daawo Video:Ismaaaciil Hure Buubaa oo Markii ugu Haraysay ka Hadlay Dagaalka Somaliland iyo Puntland

Daawo Video:Ismaaaciil Hure Buubaa oo Markii ugu Haraysay ka Hadlay Dagaalka Somaliland iyo Puntland

daajis.com:-  Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Hore Xilal uga Soo Qabtay Dawlada Fadaralka Somalia Hadana Hargaysa ku Sugan ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay Dagaalka Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.


Mr Buubaa ayaa Nabad ugu Baaqay Dhinacyada Somaliland iyo Puntland isaga oo uga Digau inay ku Dhaqaaqaan Arrimo Lagu Dagdagay oo uu Dagaal ula Jeeday.

Dhanka Kale Mr Buubaa ayaa Ka Hadlay Saldhiga Imaaraadka Laga Siiyey Magaalada Berbera isaga oo Sheegay in Arrintan Dadka Somaliland Wax Laga Waydiiyo Hadii kale ay Dhibaato Keeni Doonto

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada