DAAWO: Sheekh Mustafe oo ka hadlay Midnimada Soomaaliya iyo Qiimaheeda Iyo Qaabka loo xaliyo dhibaato dhacday

DAAWO: Sheekh Mustafe oo ka hadlay Midnimada Soomaaliya iyo Qiimaheeda Iyo Qaabka loo xaliyo dhibaato dhacday

daajis.com:- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed Kuwa ugu Caansan Looguna Jecel yahay ayaa kahadlay Dhibaatada Haysata Soomaaliya, Gaar ahaan wuxuu diirada saaray siday Soomaalidu ku Xaliso marka ay dhibaato gaadho.


“Hadii aynu Soomaali nahay Waxaynu Qaadanaa dariiqa ah ina Yareeya, Dawladdii waynayd waa lagu heshiin waayey Ina kala Gooya, Gobol-gobol waa lagu heshiin waayey ina kala gooyo, Reerka ayaa heshiin waayey Laba Suldaan u sameeya, Waa ina yareeya Xalkeenu Hadii uu yahay Dawladda, Qabiilka ama Shirkadaha, Halka Dunida marka dhibaato ay dhacdo la raadiyo Sida xal loogu helayo dhibka”. Ayuu yidhi Sheekh Mustafe.

Wuxuu ka hadlay Halista gaalada ee ku aadan  Dalalka Islaamka iyo Sida looga Faa’iidaysto Markay Jabaan, Wuxuuna Tusaalle usoo qaatay Qiimihii Soomaaliya ee Burburkii ka hor iyo waxa dhacay markii dalku Bur-buray, Wuxuuna sheega in marka aad Jabto waa laguu talinayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada