MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Munaasibad la isku arkay ku Casuumay Gudoomiye Jawaari iyo Madaxda kale

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Munaasibad la isku arkay ku Casuumay Gudoomiye Jawaari iyo Madaxda kale

daajis.com:- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari.


Waxaa, sidoo kale kasoo qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha, Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Ku Xigeenka 2aad, Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada