Chris Brown iyo Frank Ocean oo dagaal afkaa dhaxmaray

Chris Brown iyo Frank Ocean oo dagaal afkaa dhaxmaray

Chris Brown iyo Frank Ocean oo dagaal afkaa dhaxLabada Fanaan ee Chris Brown iyo Frank Ocean ayaa waxa soo kala dhaxgalay khilaaf xoogan kidib markii is afagara waa soo kala dhaxgalay subaxnimadii axada aan ka soo gudbanay xili ay ku suganaayeen LA .

TMZ ayaa helay qoraal cadaynaya in labadaa Fanaan dagaal afkaa dhaxmaray islamarkaana dagaalkooda waxaa la sheegay

in uu soo xoogaystay kidib markii Boga Twetterka Fanaanka Frank Ocean oo soo dhigay qoraal uu ku aflagadaynayo Chirs.

Khilaafka cusub ee labada Fanaan ayaa suurgal ah ayaa la yiri in uu sameeyo Fanaaniin kale hadii aan laga hortagin sida dad waxa darsa sheegeen waxana la sheegay in minka labadaa fanan xariirkooda sii xumaanayo .

Ma jirto cid labada fanaan ka tirsan oo arintaa ka hadashay hayeeshee waxa laga dareemayaa in labadooda u ka dhaxeeyo dagaal samayntiisa wato sida dad ka agdhow xaqiijiyeen.
_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada