Daawo iLLa Qosol Laga Tar Jumay Cunista Waraabaha kKkK

Daawo iLLa Qosol Laga Tar Jumay Cunista Waraabaha kKkK

Waraabuhu waa xaywaan duur joog ah oo dugaag hilib ku nool ah, waa xayawaan ilaa tariikh fog la yaqaanay, nooca hada jirana waxa loo kala saara sadex nooc( species), iyadoo loo egayo muqaalkiisa, waa nooca dhogorta diilimaha madaw leh ( Striped Hyena), nooca dhogorta baraha madaw leh (Spotted Hyena) iyo nooca dhogorta midabka cawlka ah leh (Brown Hyena).

Dhulka Soomaalida hada ahaan waxa laga helaa nooca baraha leh, inkasto kan diilimaha leh meelaha qaar lagu arko, kaas oo u badan dhinaca bariga dhexe, waraabuhu wa xayawaan aduunka oo dhan laga yaqaano, dhaqamada kala duwan ee bulshooyinka calamkana waxay u muuqdan inay fikarado isku dhaw ka aamisan yihiin taas oo u badan inu yahay xayawaan lagu xidhiidhiyo Jinka iyo sixirka, oo awoodo kale oo u wato.

Cilmi ahaan waraabuhu waa xayawaan si gaar ah farta loogu fiiqo dhinacyada hab nololeedkiisa isagoo lagu tilamaamo inu leeyahay waxyaabo badan oo isaga u gaar ah, inkasta oo aan ilaa hada waxyaabo badan laga aqoon hadana waxa la isku raacsan yahay inuu yahay mid cudurada kala duwan aad ugu adkaysi badan, marka loo eego waxyaabaha uu cuno, waxa la sheegu inuu maalinkasta cuno tiro aad u badan oo ah walxo ku sadhaysan waxyaabahacudurada halista ah dhaliya sida bacteria, virus , fungus iyo dulinada kale sida gooryanada.





Gaarsii Dhamaan Asxaabtaada inTa internetka iSticmaasho (share and tag ..) Jazakallah

 _______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada