Qaali Ladan iyo Heesta Kacawee Banaanada Daawo.

Qaali Ladan iyo Heesta Kacawee Banaanada Daawo.

Fanaanada da'da yar ee Qaali Ladan ayaa sooo saartay muuqaalka heests "Kacawee Banaanada", erayada heesta waxaa sameysay Xalimo Koronto halka laxanka uu saaray Xuseen Shire(Cayaar Jecel).

Qaali Ladan ayaa si qurux badan heesa Kacawee ugu raaxeysatay, iyadoo weliba qaab cajiiba usoo labisatay, waxaana fanaanadu lasoo baxday muuqaal il qabad leh iyo jiliin wanaagsan.

Halkaan ka daawo muuqaalka heesta. _________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada