Shir looga hadlaayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta uga furmaya Dalka Sacuudiga.

Shir looga hadlaayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta uga furmaya Dalka Sacuudiga.

Waxaa Magaalada Riyaad ee Caasimada sacuudiga ka furmaya shir Madaxeedka Houmarinta Dhaqaalaha Jaamacada Carabta oo ay ka qeybgalayaan dalalka Jaamacada Carabta iyo 500,oo Hay’adood.


kulankaasi ayaa waxyaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah dhaqaalaha Soomaaliya ,  iyadoo sidoo kale Kulankaas  waxa Soomaalia uga qeyb galaya Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la filayo inuu halkaasi ka jeediyo Khudbad uu kaga hadlaayo Kheyraadka Soomaalia,Maalgashiga iyo Tacbashada Beeraha Soomaaliya.

Wasiirka maaliyada Soomaalia Maxamuud Xasan Suleemaam ayaa shaaciyay inuu la kulmay dhigiisa Wadanka sacuudiga ayna isla garten in Boqortooyada ay sii kordhiso taageerada ay siineyso Dowladda Soomaalia

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada